Qisada Sheekhadii Mujaahid Sulub Ugaadhyahan Iyo Sidii uu Uga Baxay Xabsiga Hargeisa Isagoo Dil Ku Xukuman Qaybta 3aad.

Hargeisa(GNN):-Halkan Ka Daawo Mujaahid Sulub Ugaadhyahan oo Kamid Ahaa Saraakiishii Snm Dhiigooda iyo Maalkoodaba u horay ayaa ka Waramay marxuumku Alle haw Naxariistee intii aanu dhiman ka hor sidii ay ugu suurto gashay Inuu habeen Madow Ka Baxo Xabsiga hargeisa oo ay Gaadh ka Hayaan Ciidamadii Gumaystihii Maxamed Siyaad Barre.

Qisada Sheekhadii Mujaahid Sulub Ugaadhyahan Iyo Sidii uu Uga Baxay Xabsiga Hargeisa Isagoo Dil Ku Xukuman Qaybta 3aad.