Waraysi-Eng Xuseen Deyr Oo ah Masuul Xilal Kala Duwan Ka Soo Qabtay Xukuumaddii Hore Oo Talooyin Mug Leh U jeediyey Madaxweyne Biixi.

Hargeysa(GNN):-Siyaasiga eng Xuseen Aadan Cige Deyr Oo Kamida Ahaa Masuuliyiintii Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilal kala Duwan oo Kala ah Wasiirkii Wasaarada Ganacsiga iyo horumarinta Maalgashiga iyo xilka Afhayeenka Madaxtooyada jsl Oo laba Jeer Loo magacaabay Ayaa Talooyin Qaranimo Oo Ku Taxaluqa horumarinta arrimaha Qaranka usoo jeediyey Madaxweynaha Xukuumada Wakhtigan talada haysa ee Muuse Biixi Cabdi.

Barnaamij Dhamaystiran oo lagu Waraystay Siyaasiga ayuu kagaga Waramay Arrimo Badan.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET