Hargeysa(GNN)gudoomiyaha xisbiga waddani Abdiraxman Maxamed Abdilahi(Cirro)Ayaa Saaka Aroortii Waxa Uu Soo Gaadhay Xarunta Xisbiga Ee Loo Balansanaa.Gudoomiyaha Ciro Waxa Garab Socday Masuuliin Ka Tirsan Xisbiga Iyo Qaar Ka Mida Taageerayaasha.
Gudoomiye Ciro Ayaa Si Qasab Ah Ku Soo Galay Xarunta Xisbiga Walaw Ay Rasaas Dhacday Waxa Ku Dhaawacmay Hal Askari.
Gudoomiye Ciro Ayaa Saaka Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee Lixda Gobol Ee Somaliland Ugu Baaqay In Ay Bari Mudaharaad Sameeyaan.
Mardhaw Gabileynews Kala Soco Wixii Ku Soo Kordha Arimahan.