Boqor Buurmadow Oo Sheegay Inaanu Is Casilayn C.rashiid Riyo Raac Haddii Somaliland ku Kala Tagayso.

Hargeisa(GNN):-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow Oo Ka hadlay maanta arrintan muranku ka taagan yahay ayaa Sheegay Inaanu Is Casilayn C.rashiid Riyo Raac Haddii Somaliland ku Kala Tagayso.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Waraysigan.