Daawo | Dib u Milicso Dr Maxamed Cabdi Gaboose Halkee Ayuu Ka Taagnaa Qaranimada Somaliland Hadda ka hor.

Hargeisa(GNN):-Dr Maxamed cabdi gaboose oo kamid ah siyaasiyiinta aqoonta leh ee ku somaliland ayaa wakhti kala duwan xilal kasoo qabtay xukuumadihii kala danbeeyey, saameynta ay uu yeeshay shir jaraa’id uu dhawaan ku qabtay gudaha caasimada hargeisa iyo marka aynu is barbar dhigno khudbado kala duwan oo uu jeediyey wakhti hadda la joogo toban sano iyo dheeraad bal aynu milicsano aragti noocee ah ayuu ka qabay Jiritaanka Qadiyada Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADAN.