Duqa Caasimada Hargeisa Oo Munaasibad Qado Sharaf Ah Ku Maamusay Taliyaha Cusub ee Ciidamada Booliska Jsl.

Hargeisa(GNN):-Munaasibadan qado sharafta oo kulmisay madaxda qaranka siyaasiyiin iyo aqoonyahan kala duwan ayaa waxaa qado sharaftan u sameeyey taliyaha cusub ee ciidamda booliska somaliland maayirka caasimada hargeisa mudane c.raxmaan maxamuud caydiid soltelco.

https://youtu.be/f-jeypNHWd4