Filin Qosol Badan-“Miyiga ilaa Magaalada”…Fikraddii iyo Jilistii Alle Haw Naxariisto Jaamac Riyo.

Filin Qosol Badan-“Miyiga ilaa Magaalada”…Fikraddii iyo Jilistii Alle Haw Naxariisto Jaamac Riyo.

Majaajiladan qosolka badan ayaa ka waramaysa faraqa u dhexeeya magaalada iyo miyiga, waxaa dhibka ugu weyni yahay fahamka sida ay isula jaanqaadayaan qofka miyiga ka yimid iyo ka magaalada ku nooli, oo kala laba marxaladood ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Oo Dhammaystiran.