Haddii Aynu Nahay Shacabka Gobolka Awdal Waxaynu Dhan uga Soo Wada jeednaa Wixii Nabadgalyada Wax u Dhimaya.”…Saylici.

Boorama(GNN):-Madaxweyne ku Xigeenka jsl Mudane Cabirahmaan ismaaciil Saylici oo maalmihii ugu danbeeyey ku Sugnaaa Gobolka Awdal ayaa Shacabka Awdal ugu baaqay inay Meel uga soo wada jeestaan Wixii Wax u Dhimaya nabadgalyada Gobolka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faahfaahsan.

https://youtu.be/jDDEJaxf_cg

Exit mobile version