Halkan Ka Daawo-“Waa Inoo Aroorta”..Gudoomiye Cirro Oo Hanjabaad Kagaga Falceliyey Xadhiga Masuuliyiinta Xisbigiisa.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani C.raxman Maxamed C.laahi Cirro oo Caawa Goordanbe qoraal ugu xaqiijiyey bulshada xadhiga lagula kacay  masuuliyiin ka tirsan xisbiga waddani kuwaas oo kala ah Xoghayihii Guud ee Xisbiga Waddani iyo Afhayeenkii Xisbigaaasi.

Waxaana Gudoomiye Cirro uu Kalmdo Kooban oo Qoraal uu kusoo afmeeray xaqiijinta caawa la xidhay Masuuliyiintan ka tirsan xisbigiisa ayaa u dhignaa sidan:- “Shacabka dareenkiisa xadhig iyo cabudhin toona laguma joojin karo. Waa inoo aroorta iyo Xarunta Dhexe.”

Halkan Ka Dhegayso.