“Hayadaha Amnigu Kaligood, Wax ma Qaban karaan….” Gudoomiye Maxakamada Sare JSL

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha Maxkamada sare Jamhuuriyada Somaliland Mudane Aadan xaaji cali oo Maanta ka qayb galay Munaasibada xilwareejinta Taliyaha cusub ee dhawaann Madaxweynaha somaliland u magacaabay.

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbad Dheer oo Gudoomiye Aadan Xaaji Cali Ka Jeediyey Madasha.