Ku Xigeenka Madaxweynaha Saylici, Saajin iyo Salebaan Koore Oo Si Adag Uga Hadlay Jabhadaha Ka Sameysmay Galbeedka.

Borama(GNN):-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Biyaha Saleebaan Cali Koore iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), ayaa si adag uga hadlay Jabhad labaad oo Bariga gobolka Awdal laga sameeyey, taasoo ay kasii horraysay Jabhadda Suldaan Wabar.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.