Somaliland-Gudida Qandaraasyada Oo Shaaciyay Shirkadaha Ku Guuleystay Masharic Loo Tartamay

Somaliland-Gudida Qandaraasyada Oo Shaaciyay Shirkadaha Ku Guuleystay Masharic Loo Tartamay

Hargeisa(GNN):-Gudida Qandaraasyada Qaranka jsl oo ah haayada u qaabilsan qaranka kala shaandheynta shirkadaha iyo ganacsatada fulinaya mashaariicaha qaranka loo qabanayo ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guuleystay mashruucyo oo dhisayo qaranka, waxaana maanta ay ku dhawaaqday gudidu shirkadaha ku guuleystay iyo sida ay ukala saareen.

Halkan ka Daawo Nuxurka Warkaasi oo Ka Waramay ugu horeyn Gudoomiyaha gudida Qandaraasyada Qaranka jsl Mudane Nuux Maxamed Xuseen.