Wasiirka Ganacsiga Jsl Oo Sheegay In ay Gacan Bira Ku Qaban Doonan Dadka Amni Darada Ka Wada Gobolka Awdal

Borama(GNN):-Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo dalxiiska somaliland oo maanta fagaare kala hadlayey shacabka gobolka awdal ayaa si kulul uga hadlay arrinta soo noqnoqtay ee kooxaha ka sameysmay gobolka awdal ee sheegaya inay ka soo horjeedaan jiritaanka qaranimada somaliland, wadajirka shacabka wada dega gobolada dalka.

Halkan Hoose Ka Daawo Wasiirka Ganacsiga oo Arrimahaasi Si Adag Uga hadlaya.