Xogahayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga Ucid Siyaasi Ramaax oo Soo Xaqiijiyey Saanada Ciidan ee Lagu Qabtay Dekeda Berbera.

Berbera(GNN):-Dhawaan ayay ahayd markii ay shabakada Gabiley News Network baahisay xogta war ku saabsan in dekeda magaalada berbera oo kamid ah dekedaha ugu waaweyn geeska africa ay Ciidamada booliska somaliland ku qabteen qalab ciidan oo si qarsoodi ah looga soo dajinayo, qalabkaasi ciidan oo isugu jiray dirayska ciidanka, booshashka rasaasta celiya iyo agab kale oo ay kamid tahay qalabka ay ciidamadu ku qaataan rasaasta,ayaa hadaba baahinta warkaasi kadib waxaa maanta warbaahinta u xaqiijiyey xogahayaha arrimaha gudaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid Siyaasi Maxamuu cali Saleebaan Ramaax oo isagoo ku sugan Xeebta magaalada berbera ka hadlay jiritaanka arrintan la xidhiidha qalabka ciidan ee laga soo dajiyey Dekeda Bereba.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi.

 

Berbera Somaliland

Gabiley News Network