Hargeisa(GNN):-Kadib markii uu Dhawaan Uu madaxweynaha jsl u Magacaabay mahdi Cismaan Buuri Wasiir Ku xigeenka Wasaarada horumarinta caafimaadka jsl, ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey dalka.
Soodhweynta masuulkan oo Ay ka Qayb qaateen madax kala duwan oo kasocotay Wasarada Caafimaadka iyo Laamaha kale ee dawlada Ayaa u Dhacday Sidan.
Halkan Hoose Ka Daawo Warkan.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET