Dawlada Somaliland Oo Digniin u Dirtay Shacabkeeda Ku Nool Xeebaha iyo Deegaanka Ku Teedsan Badweynta.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha haayada ka hortaga Aafooyinka faysal Cali Sheikh ayaa digniin udiray shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan xeebaha iyo Kaluumaysatada doonyaha wata uga digtay 24saacadood ee soo socda oo roobab dabaylo wataa kusoo waajahan yihiin xeebaha Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN.