Deg Deg Daawo :-Muwaadin Reer Somaliland Ah Oo Socod Ku Xusayo Madaxwaynihii Hore Ee South Africa Nelson Mandela

Gabiley(GNN)Muwaadin Reer Somaliland Oo Ah Socod Lug Ah Ka Bilaabay Gabiley Kuna Tagaya Ilaa Boorama Isagoo Xusaya Madaxweynihii Hore Ee South Africa Nelson Mandela.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET