Gabiley(GNN)Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryeynta Somaliland Abdirashiid Xaaji Ducaale(Qambi) Ayaa Maanta Magaalada Gabiley Waxa Uu Shahado Sharaf Ku Gudoonsiiyay Maayerka Magaalada Gabiley Iyo skuduwaha Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Ee Gobolka Gabiley.
Wasiirka Ayaa Sido Kale Sheegay In Boqolkiiba Sodon Laga Jari Doono Wadooyinka Master PLanka La Mariyay Ee Magaalada gabiley Iyo iN Dib Uhaajin Lagu Smaeyn Doono Jidadka La Baneeyay.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET















