Gabadh u dhalatay Jamaica oo ku guulaysatay koobka quruxda adduunka

Toni-Ann Singh ayaa noqotay gabadhii 69-aad ee qaada koobka quruxda adduunka.

Gabadhan oo 23 sano jir ah ayaa ku dhalatay St Thomas, Jamaica, waxaana u qorshaysnaa inay noqoto dhakhtar.

Waxay barteeda Twitter-ka maalintii Sabtida ahayd ku qortay.” Waxaad ogaataa inaad awood u leedahay in aad gaarto riyadaada.”

.