Gabadh weriye ah oo u dhalatay dalka Jaban ayaa maxkamad ku xukuntay in la siiyo magdhaw gaaraya $30,000 oo doollar.
Gabadhan ayaa la sheegay in uu kufsaday nin weriye ah, waxaana ninka dambiga gaystay lagu xukumay inuu bixiyo $30,000 oo doollar.
Dhacdadaan ayaa waxay dhacday 2015-kii.
Dacwad oogayaasha ayaa sheegay in aysan helin cadaymo ku filan.
“Aad ayaan u faraxsanahay,” ayey tiri gabadhan 30 sano jirka ah.
















