Hargeysa (GNN):- Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo qoyskiisa ayaa la sheegay inay ka damqadeen eeddo uu guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe dhawaan u jeediyay oo nuxurkoodu ahaa in Madaxweyne Biixi uu dalkii ka dhigay ganacsi qoyskiisu leeyahay oo kale.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET















