Maraykanka Oo Madaxweyne Biixi U Soo Diraya Wefti Culus Oo Kala Hadlaya Arrimaha Doorashooyinka +[ Muuqal ]

Hargeysa (GNN):- Dawladda Maraykanka ayaa la filayaa inay  wefti sare u soo dirto caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo Madaxweyne Biixi ku dhiirigelin doona in meesha laga saaro caqabadaha hortaagan doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Gabiley.net