Maxay Yihiin Eedaha Dacwada Cusub ee Lagu Eedaynayo Siyaasi Ramaax oo Markii Hore La Sheegay In Loo Xidhay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada.

Hargeisa(GNN):-Siyaasi ramaax oo markii hore lagu xidhay eedo ah waxaad wax ka sheegtay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ku tilmaantay Wuxuu saaxiib la yahay Dad Cadow ku ah Somaliland.