Hargeisa(GNN):-“Beesha Caalamku Dhaqaalaha waxay ubadiyaan dawlada xamar ee halaga fiirsado “Eng Xuseen Aadan Cige “Deyr”
Siyaasi Eng Xuseen Deyr Oo Falanqeyn Ka Bixiyey Arrimaha Siyaasadeed ee Dalka Jsl iyo Taageerada Beesha Caalamka Oo Ah Mid u janjeedha Maamulka Muqdisho.















