Suldaan Colhaye Oo Soodhaweeyey Go’aamadii Dhexdhexaadinta, Eedaymanaha U Jeediyey Dallada Sonsaf.

Hargeisa(GNN):-Suldaan Axmed Maxamed Colhaye Oo Kamida Salaadiinta dhaqanka Somaliland ayaa Waxaa uu Aragti ka bixiyey talaabooyinka ay Qaadeen Gudida Dhexdhexaadinta isku Xilqaantay khilaafka Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumada Somaliland oo Ku tilmaamay inay Soosaareen Talaabooyin wax ku ool iyo qodobo qaranka Badbaadinaya.

Halkan Hoose Ka Daawo.

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992