Wararka ayaa tilmaamaya in baddu ay xaddi yar kacsantahay, isla markaana biyo ay kusoo fataheen qaybo ka mid ah magaalada. Ma jiro wax khasaare ah oo illaa hadda ka dhashay roobabka iyo kicitaanka badda, sida ay war-tebiyayaasha warbaahinta SAAB xaqiijiyeen
















