Deg Deg Daawo :-Xildhibaan Sangub Oo Bixiyay Waraysi Xasaasiya Kana Hadlay Dib Udhaca Doorashooyinka Somaliland Iyo Damaciisa Siyaasadeed Ee Mustaqbalka.

Gabiley(GNN)Xildhibaan Axmed Cali Maxamed Waxa Uu Ka Mid Yahay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley  Sido kalena Waxa Uu Ka Mid Yahay Xisbiga Kulmiye Ee Majaraha U Haya Talada Dalka.Xildhibaanka Oo Waraysi Gaar Ah Siinayay Telefishanka Sahan Waxa Uu Ka Hadlay Mashaariicda Hormarineed Ee Golaha Deegaanka Ka Fuliyeen Guud Ahaan Gobolka Gabiley Sanadkii tagay Ee 2019 Iyo Qorshayaasha Ay Wahayaan 2020Ka.Xildhibaanka Ayaa Sheegay In Adeegyada Hormarineed Ee Ay Fuliyeen Ay Sabab U Tahay isku Duubnida Iyo Wadajirka Ka Dhaxeeya Xildhibaanada Iyo Maayerka Magaalada Gabiley.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET