Hargeisa(GNN):-Xafiiska Gudidda Qandaraasyada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Waxa U Baahinayaa Islamarkana Uu Ku Wargalinayaa Dhamaan Shirkadlayda Dhismayaasha Ee Somaliland Iyo Cidkastoo Danaynaysa Ama Ka Shaqaysa Hawlaha Dhismaha Loo Soo Bandhigayaa Hal Mashruuc Oo Dhisme Ah Oo Loo Doonayo Dowlada Wixii Faahfaahin Ah Hoos Ka Eeg Mahadsanid