Labada wasiir arima dibadeed, ee dalalka Turkiga iyo Ruushka ayaa khadka taleefoonka kaga wadahadley, arimo kala duwan oo ay kamid tahya, midda kataagan Bariga dhxe, iyaga oo Tehraan iyo waashinton labaduba ugu baaqay, in ay is xakameyaan.
Waxaa kaloo masuuliyiintaani ay kawadahaddleen dhibaatooyiinka kataagan wadamada Suuriya, Liibiya iyo Ciraaq waxaa ayna wasiiradaasi is lagarteen sidii gobalka horumar iyo daganaasho looga soo dabaali lahaa.
Wadakaaladda waraka Anadolu, ayaa daabacday, warka ku saabsan wadahadalka Wasiirada arimaha Dibadda Moscow iyo Ankara, Ruushka ayaa waxaa uu taageera xoogan uu siineyaa dowladda madaxweyne Bishaar Al asad, halka Turkiguna hadda uu qorshooneyo in ciidamo uu geeyo wadanka Liibiya.















