Shacabka Ku Nool Caasimada Hargeisa OO Soo Dhaweeyey Baneynta Wadooyinka Halbowlaha Magaalada.

Hargeisa(GNN):-Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa oo Maalmihii ugu danbeeyey maggaalda ka waday wado baneynta Gudaha Suuqyada magaalada Ayaa Shacabka Ku Ganacsada badhtamaha Suuqa oo Warbaahinta la Hadlay Waxay soo Dhaweeyeen Baneynta Wadooyinkaasi Saaka ay Ka Nadiifinayaan Dadweynihii ku dhex gacansan jiray ee Dhibaatada ku hayey isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.