Sirdoonka Somalia Oo Xidhay Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Somalia oo Ay Alshabaab Soo Magacowday iyo Shaqaalihii Oo La Kala Diray.

Muqdisho(GNN):-Sirdoonka Somalia Oo Xidhay Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Somalia oo Ay Alshabaab Soo Magacowday iyo Shaqaalihii Oo La Kala Diray.

Kadib Markii ilow wareedyo kala duwani xaqiijiyeen in Gudoomiyihii rugta ganacsiga Somalia ay soo magacowday Kooxda Alshabaab ayaa Waxaa Ay Ciidamadu Xidheen Kadib Markii warkaasi Meelwalba gaadhay, wasiirka ganacsiga somalila ayaa isaguna maanta kala diray dhamaanba shaqaalihii ka hawlgalayey xarunta rugta ganacsiga somalia.

https://youtu.be/JRFv-2jbFdg