Xildhibaan Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Amaanay Wax Ka Bedel Ay Ku Sameysay Labadii Sano Hantidhawrka Guud iyo Xisaab Xidhka Miisaaniyada Oo Raagi Jiray.

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Siciid Oo Kamida Gudida dabagalka iyo Ilaalinta hantida Qaranka ee Golaha wakiilada Somaliland Ayaa Ku Amaaney Xafiisyada Hantidhawrka Maaliyada iyo Xisaabaadka Qaranka Doorka muuqda ee ay xukuumada Madaxweyne biixi wax uga bedeshay labadii sano ee ay jirtay Nidaamka baadhisaha iyo Xisaab xidhka miisaaniyada qaranka oo sanadkasta raagi Jiray.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.