Waraabinta Gobolka Gabiley iyo Shaqaalaha & Maamulka Shabakada Gabiley News Waxay Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaan C.salaan Muxumed Bade Oo Wiil ka Geeriyooday.

Hargeisa(GNN):-Dhamaanba Saxafiiyinta Kala Duwan ee Ka Hawlgala Gobolka Gabiley iyo Shaqaalaha Shabakada Caalmiga ah ee Gabiley News Network Waxay tacsi Tiirnaaayo leh u Dirayaan Lana Wadaagayaan Murugada Saxafi C.salaan Muxumed Bade Oo Kamida Telefishanka Bulsho Tv kamida Wariyayaasha Gobolka Gabiley Oo Alle Haw Naxariistee Wiil uu Dhalay oo lagu magacaabi Jiray Maxamed Amiin C,salaan Muxumed Badde Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Gabiley iyadoona Marxuumka Isla Caawa Lagu Aasay magaalada Gabiley, Waxay Marxuuma Ilahay Uga Baryayaaan Inuu janaddiisii Fardowsa ka Waraabiyo ehelkii iyo Qabaraabadii uu ka Baxayna Samir iyo Iimaan Saadiqa  Ka Siiyo Noolba Waa Dhibe.Eebe Qabriga Haw Nuuro.

Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin