Deg Deg Daawo :-Gabiley Oo Markii Ugu Horeysay Yeelanaysa Dugsiga Farsamada Gacanta Iyo Cida Maalgalinaysa

Gabiley(GNN)Magaalada Gabiley Ayaa Markii Ugu Horeysay Laga Yagleelayaa Dugsiga Farsamada Gacanta Oo Ay dawlada hoose Ee Degmada Gabiley maalgalinayso

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET