Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Golaha Wakiilada U Gudbiyey Tirada 14 Haayadood Oo Musuqmaasuq Lagu Helay.

Hargeisa(GNN):-Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Golaha Wakiilada U Gudbiyey Tirada 14 Haayadood Oo Musuqmaasuq Lagu Helay.

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Dirir oo maanta Kulan la qaatay Gudida Dabagalka iyo La Dagaalanka Musuqmaasuq ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa uga Warbixiyey Gudida Haayado kala Duwan oo Ay Ku Sameeyeen Baadhitaaano Kala Duwan kuwaas oo 14 kamid Ah Lagu Helay Arrimo Musuqmaasuq.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.