Hargeisa-Baratakool-Xumada Saxafiyiinta oo Sababtay Inuu Ka Cararo Wasiir Faratoon Oo Su’aalo Ay Waydiin Rabeen.

Hargeisa(GNN):-Magaalada hargeisa Waxaa galabta kadib markii uu safar kasoo laabtay madaxweynaha somaliland u waramay warbaahinta maxaliga ah ee hargeisa wasiirka wasaarada arrimaha dibeda somaliland Mr faaratoon, kadib hadba markii uu wasiirku dhameeyey war murtiyeedkii ku saabsanaaa safarka madaxweynaha Waxaa isku dayey inay su’aalo waydiiyaan Qaar Kamida Warbaahinta Ku sugnaa goobta kadib Maxaa Dhacay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Wasiirka oo Ka Cararay markii uu ka yaabay Qaabka Warbaahintu Ugu Qaylyeen.