Prof Meecaad Oo Dhaliilay Qaabkii Madaxwayne Biixi Uga Hadlay Raali Galintii Farmaajo,Kana Digay Shirqoolo Badan Oo Lagu Hayo Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad Kamida aqoonyahanka reer Somaliland eek u dhaqan qurbaha badani ka hadla siyaasada Somaliland iyo hadba marxaladaha taagay ayaa faah faahin ka bixiyay arimo badan oo ku gadaaman somaliland wakhtigan iyo shirqoolada dhagaraysan ee loosoo maleegayo.

Sidoo kale Prof ibraahim ayaa dhaliilay qaabka madaxwayne biixi usoo dhaweeyay raali galinkii madaxwayne famaajo ka bixiyay shacabkii reer somailand ee uu xasuuqay taliskii siyaad bare isagoo sheegay in aanay ahayn raali galin wax laga bixinayo falalkii lagu kala kacay shacabka reer somaliland

Dhanka kale prof meecad ayaa talista ay somaliland wakhtigan ku jirto ku eedeeyay in uu horjeeday xukuumadii axmed siilaanyo

Prof Ibrahim ayaa shacabka somaliland ugu baaqay in ay ilaashadaan gobonimadooda iyo madaxbanaanida somaliland taasi oo aanay cidna ku halaynin.

HALKAN KAGA MUUQAALKA  WARKAN OO FAAH FAAHSAN.

https://youtu.be/XQimNlxFBQU

Exit mobile version