Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargeisa Oo Urur Siyaasadeed Cusub Kagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Dogax oo Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa islamarkaana kamid ahaa xildhibaanada ugu dhaqdhaqaaqa yar ee golaha deegaanka Hargeisa Ayaa Maanta Kagaga Dhawaaqay urur Siyaasadeed cusub Magaalada Hargeisa.