Abwaan Cashuur oo Soosaaray Gabay Ka Hadlay Waaqica Taagan, Fariina Ugu Diray Siyaasiyiinta, Xisbiyada iyo Ganacsatada.

Hargeisa(GNN):-Abwaan C.raxmaan Cumar Cashuur oo kamid ah Abwaanada Foolaadka ah ee ka Waramaya Wacyiga iyo Xaalada Bulshada Ayaa Soosaaray Gabay Ka Waramaya Arrimaha Siyaasadeed ee wakhtigan somaliland, marayso waxaanu Fariinmo kala duwan u diray Siyaasiyiinta, Madaxweyne Farmaajo iyo ganacsatada Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Gabayga.