Deg-Deg-Boqor Cismaan Buurmadow oo Si Adag U Naqdiyey Hadalkii Madaxweynaha jsl iyo Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka, Taageerayna Go’aankii Golaha.

Hargeisa(GNN)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow Ayaa Si Adag Waxaa uu uga Hadlay Hadalkii Maanta ay Soosaareen Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Somaliland iyo Madaxweynaha Qaranka Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi, Waxaanu Sidoo kale Boqor  buurmadow Taageeray Go’aankii maanta ay ku diideen golaha Wakiilada Somaliland Xubnihii u mataleyey Xisbiyada Mucaaridka Komishanka Dooraashooyinka Qaranka Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.