“Golaha Wakiiladu Shalay Markii La Ansixinayey Wasiiradana May Soo Xaadirini, Doraadna Xeerkii Isgaadhsiinta Waa Kuwii Soo Camiray”… Suldaan Salmaan.

Hargeisa(GNN):-Suldaan Axmed Maxamed Colhaye Oo kamida Salaadiinta Somaliland ayaa Si kulul uga hadlay Talaabooyinka Aan Qarsoodiga lahayn ee Ay ku Kacayaan Golihii Shacabku Masiirkooda ku aaminay ee Wakiiladu.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.