Quraan Akhris Lagaga Hortago Khatarta Xanuunka Corona Viris ‘Covid19’ Oo Lagu Qabtay Qaar Ka Mida Masaajidada Boorama.

Borama(GNN):-Qaar kamid ah masajidada magaalada boorama ayaa  lagu qabtay quraan akhris lagaga hortagayo xanuunka sida badan dunida usaameeyeen ee Coronavirus.

Waxaana quraan akhriskan iyo alle bariga lagu qabtay magaalada boorama ka hadlay midkamid culimadii soo qaban qaabisay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN.