Ururka Haweenka Qaranka jsl Ee Now Oo Sheegay Inay Dacwad Ku Fureen Nin Ka Baahiyey Warar Been Abuura.

Hargeisa(GNN):-Ururka Qaranka Haweenka Somaliland ee NOW ayaa Maanta Warbaahinta u Sheegay Inay Dacwad Ka dhan ah ku fureen shaqsi ay sheegeen inuu warar been abuura ka baahiyey mashruuca Quudinta hooyooyinka iyo Caruurta Danyarta ah ee ay ka Caawiso Haayada Cuntada aduunka ee WFP.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.