“Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Dorkayaga ayanu Ka Qadaneyna, Boqor Buurmadowna Waan Taageersanahay hadalkiisa”…Suldaanka Guud Subeer Awal.

Hargeisa(GNN):-“Suldan Xasan Suldaan Cabdilahi Suldaan C.raxmaan Suldaanka Guud ee Subeer Awal Ayaa Maanta Ka hadlay Qodobo Muhiima oo ay kamid yihiin Wadahadalada Somaliland iyo Somalia, Waxaanu Sidoo kale soo dhaweeyey Hadalkii dhawaan uu xukuumada iyo xisbiyada Mucaaridka Somaliland usoo jeediyey,Boqor Cismaan Maxamuud Buur madow.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka.