War Deg-Dega-Gudoomiyaha Xafiiska Shaqo Qaran Oo Maanta Ku Dhawaaqay Natiijada Ardaydii Tartanka U Galay Kamid Noqoshada Sanadkan Barnaamijka.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Maanta Lagu dhawaaqay Dhammaan Ka qayb galayaashii Tartanka u galay Sanadkan inay kamid noqodaan Barnaamijka Shaqo Qaran ee Sannadkan, Waxaa Xafiiska Shaqo Qaran Maanta kagaga Dhawaaqay Gudoomiyaha Shaqdo Qaran Maxamed Xuseen Cismaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

Exit mobile version