Coronavirus: Maxaa ila gudboon oo aan sameyn karaa?

hay’adaha caalamiga ah iyo dowlado ayaa bixinaya talooyiin cusub oo la xiriira sida looga hortagi karo fayraska Covid-19.

Haddaba sidee gacan uga geysan kartaa inuusan fayraskan faafin?

Guriga iska joog - ma jirto sabab aad u baxdo haddii aysan dariiri ahayn

Sideen isugu deyi karaa wanaajinta caafimaadkeyga?

Farxalo
Tiish isticmaal si aad u hindisooto ama u qufacdo
Ama xusulkaaga adeegso
Ha taaban indhaha, afka ama sanka adigoon gacmaha iska dhaqin
Presentational white space

Maxay yihiin astaamaha – maxaanse sameyn karaa haddii aad xanuun dareemo?

Astaamaha
Presentational white space
Telefoon
Presentational white space
Baaritaanka
Presentational white space
Talooyiin

Xigasho bbc