Coronavirus: Maxaa ila gudboon oo aan sameyn karaa?

hay’adaha caalamiga ah iyo dowlado ayaa bixinaya talooyiin cusub oo la xiriira sida looga hortagi karo fayraska Covid-19.

Haddaba sidee gacan uga geysan kartaa inuusan fayraskan faafin?

Sideen isugu deyi karaa wanaajinta caafimaadkeyga?

Maxay yihiin astaamaha – maxaanse sameyn karaa haddii aad xanuun dareemo?

Xigasho bbc

Exit mobile version