Wajaale(GNN):-Magaalada Wajaale oo ah Magaalo Xuduudeeda u Dhaxaysa Labada Dal ee Somaliland iyo Itoobiya oo Bulshada ku Nool ahaayeen kuwo Labada daamoodba isugu talaaba ayaa waxaa saameyn weyn ku yeelatay isu socodka kadib markii Ciidamada Dawlada itoobiya keentay xadkeeda iyo kuwa somaliland gaysay ay bulshadii u Diideen Isu Socodkii iyo isu talawgii dadka Magaalda ku nool, taas oo qofka haddii ay degan tahay xaafadiisu daanta shishe ee itoobiya oo uu usoo shaqo tago daanta somaliland aaney suurto gal u ahayn inuu Ku Laabto Reerkiisa.
Sida Muuqaalka Idiin Muuqda Waa Mid kamida Bulshada Magaalada Wajaale oo Ciidamda Somaliland dib u celinayaan, halka kuwo itoobiyana Aaney u ogolayn inuu galo daanta dawlada Itoobiya.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Wiil La Jidh Dilayo.
GABILEY NEWS NETWORK
WAJAALE OFFICE