Halkan Ka Dhegayso Boqor Buurmadow Oo Markale Dhaliilo Culus u Jeediyey Madaxweyne Biixi iyo Xukuumadiisa.

Hargeisa(GNN):-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa Mar kale waxaa uu dhaliilo hor leh u jeediyey Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi uu Hogaamiyo.

Haddaba Maxay Tahay Arrimaha Uu Saluugsan Yahay Boqor Buurmadow.