Maayirka Caasimada Oo Xadhiga Ka Jaray Masaajid iyo Madarasad Laga Hirgaliyey Mid kamida Xaafadaha Magaalada.

Maayirka Caasimada Oo Xadhiga Ka Jaray Masaajid iyo Madarasad Laga Hirgaliyey Mid kamida Xaafadaha Magaalada.

Duqa Caasimada Mudane C.raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco oo ay weheliyaan madax kale ayaa maanta si rasmiya u furay Masaajid iyo Madarasad laga dhisay Xaafada Qalax ee masalaha.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.